Ciidamada Isra’il oo dilay Sargaal katirsan Ururka Xamaas (Daawo Sawirada)

Ciidamada Isra’il ayaa xalay  dilay Sargaal sare iyo dagaal yahano katirsan Ururka Xamaas, kadib isku dhac xoogan oo ka dhacay bariga Deegaanka Khan Younis oo katirsan Marinka Gaza. Iska hor imaad xoogan ayaa dhax maray xoogag katirsan Ururka Xamaas iyo Ciidamada Israa’il, waxaana iska hor imaadkaasi ku dhintay Sargaal katirsanaa Ururka Xamaas iyo lix dagaalyahan oo … Continue reading Ciidamada Isra’il oo dilay Sargaal katirsan Ururka Xamaas (Daawo Sawirada)